December 10 2018 12:56:22
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus:-----Taliska AMISOM Oo Ka Hadlay Xaaladda Ammaan Ee Soomaaliya..............................
    News  wararka New Page 1
    -Madaxa Howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM Ambassador Francisco Caetano Madeira oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Xalane ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee guud ahaan Soomaaliya.

    Waxaana uu sheegay ammaanka Dalka haatan uu yahay mid soo hagaagayo, isagoona soo dhaweeyay dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ee uu ku dhawaaqay madaxweyne Farmaajo.

    Sidoo kale Ambassador Francisco Caetano Madeira Madaxa Howlgalka AMISOM ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan qorshahooda ka bixitaanka Soomaaliya, isaga oo tilmaamay in dhawaan 1000 askari oo ka mid ah ciidamada AMISOM ay bixi doonaan, kuna laaban doonaan Dalalkii ay ka yimaadeen.

    Waxaana uu shaaca ka qaaday in arrintaasi aysan saameyn ku yeelan doonin Nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya, balse ay si farsameysan uga bixi doonaan gudaha Soomaaliya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,909,128 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014