December 10 2018 06:09:58
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Khilaafkii Ugu Xumaa Ebed Oo Soo Kala Dhexgalay Al-shabaab Iyo Ajaaniibtii Oo......................................
    News  wararka New Page 1
    Sida ay ogatay wakaaladda wararka ee Warqaad.com, khilaf ad u xooggan ayaa wuxuu soo kala dhexgalay dagaalyahannada Al-shabaab.

    Al-shabaab aya aad isugu khilafay weerarkii Zoobe ka dhacay, waxaana loo kala baxay kuwo taageersan iyo sidoo kale kuwo aad uga soo horjeeda.

    Xogta aan helnay waxay sheegeysaa in Maleeshiyaadka Al-shabaab qaarkii diidanaa qaraxii Zoobe ay la socdaan saraakiil uu kamid yahay Fu’aad Shongole.

    Dhanka kale, waxaa naloo sheegay in Ajaaniibtii ugu badneyd Al-shabaab ay iyaguna ku yaaceen Duurka ama Howtrka, kadib markii ay ka baqeen khilaafka jira inuu saameeyo Al-shabaab ayaa hadda waxay marayaan meel dhammad ah, iyadoo xilli walbo la filan karo dagaal dhexdooda ka qarxa.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,843 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014