December 11 2017 15:32:16
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Raila Odinga oo ku dhawaaqay Go’aan uusan ku farxin Uhuru Kenyatta.....Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku dhawaaqay in loo caleemo saarayo madaxweynaha............................
    News  wararka New Page 1
    Shacabka Kenya.Isagoo la hadlayay taageerayaashiisa maanta ayuu sheegay in loo dhaarin doono xilka madaxweynaha dadka Kenya 12-ka Disembar oo ah maalinta “Jamhuri Day” , wuxuuna intaas ku daray in Uhuru Kenyatta aanu ahayn madaxweyne Sharci ah ee uu yahay is boqray.


    “Anigu ma ahi fuley, Waxaa madaxweyne la ii dhaarin doonaa maalinta Jamhuuri, waxaan ahay madaxweynaha sharciga ah” ayuu yiri Raila Odinga oo taagerayaashiisa kula kula hadlay jidka Mayanja ee magaalada Nairobi.

    Wuxuu sheegay in dhaarta xafiiska madaxweynaha ee loo dhaarin doono 12-ka Disembar ay ku caddahay Qeybta 1 ee Dastuurka Kenya oo sheegaya in awoodda u leeyahay shacabka, taasoo ku dhisan natiijadii cod bixintii 8-da Ogost oo uu sheegay inuu isagu ku guuleystay.

    Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa maanta loo caleemo saaray markii labaad madaxweynaha dalka Kenya xaflad ka dhacday garoonka Kasarani ee magaalada Nairobi.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 22,869,829 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014