December 11 2017 15:32:10
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Australia Oo Xirtay Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Eedeeyay Argagixisanimo..............................
    News  wararka New Page 1
    Ciidamada booliska ee Dalka ayaa soo xiray Cali Khaliif Shire oo Asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, kaas oo lagu eedeynayo in uu qorsheynayay weeraro Argagaxiso oo uu ka fuliyo Dalkaasi.

    Ku xigeenka madaxa booliska Magaalada Victoria Shane Patton ayaa Wariyeyaasha u sheegay in Cali oo ah 20 jir uu doonayay in dhibaato ka dhan ah amniga ka fuliyo Dalka Australia Mr Patton ayaa intaasi ku daray in Ninkaasi uu ka dhashay Dalka Australia, balse waalidkiis ay ka yimaadeen Soomaaliya.

    Cali Khaliif ayaa la filayaa in Bisha March ee Sanadka soo socda uu ka soo muuqdo maxkamad, iyadoo lagu eedeynayo in uu heystay Dukomentiyo muujinayo inuu qorshaynayay weeraro Argagixiso oo u ka geysto qeybo ka mid ah Australia.

    Wasiirka Cadaalada ee Australia Michael Keenan ayaa sheegay in dowladiisa aysan bartilmaameed saneynin qolo ama kooxo gaar ah, laakiin ay sameyso baaritaan ku aadan kooxo lagu tuhmo in ay ku lug leeyihiin dhinaca Argagixisada.

    Ciidamada amniga ee Dalkaasi ayaa hore gacan ugu dhigay 74 ruux oo looga shakiyay in ay ka tirsanaayeen Ururada Argagixisada
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 22,869,828 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014