December 11 2017 15:32:37
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah:--Xaaladda Magaalada Boosaaso oo Maanta kacsan iyo Ganacsigii oo xiran................................
    News  wararka New Page 1
    Waxaa xiran in badan oo kamid ah ganacsiga magaalada Bosaaaso, shirkadaha waaweyn ayaa albabada u xirey xarumahoodi ganacsiga, sidaas si lamid ah waxaa sameeyey ganacsatada yaryar ee Suuqa weyn ee Boosaaso. Albaabada meheradaha ganacsiga waxaa horfadhiya shaqaalihii iyo mulkiilayaashii ganacsiga, markii la weydiiyo sababta ay ganacsiga u xireen ayey sheegayaan in ay tahay muranka ka taagan dekadda Bosaso darteed, iyo iyaga oo ka cabsi qaba in mudaaharaado dhacaan kuwaas oo sababi kara in ay soo dhex galaan kuwo boob iyo dhac raadineysa.


    In badan oo kamid ah magaalada waxaa lagu arkayaa ciidamo gaaf wareegaya, gaar ahaan dariiqyada muhimka ah. Rugta ganacsiga ee Puntland xarunteeda waxaa taagan ciidamada amaanka oo wata gaari nooca shabaqlaha ah, waxaa wararku sheegayaan in qaar kamid ah ganacsatadu ay ku jiraan xarunta rugta ganacsiga.




    Doonyihii iyo maraakiibtii ku xirnaa dekadda Bosaso ayaa ka shiraacdey halkaas waxaana ay baroosinka dhigteen meel aan ka fogeyn dekadda. Kiraalayaasha Doonyaha iyo qaar kamid ah ganacsatadu waxay diidan yihiin lacagta khidmadda dekadda ee la kordhiyey iyo weliba canshuurta sida ay sheegayaan, maamulka ayaa ku doodaya in dekadda Bosaso ay tahay midda ugu khidmadda yar marka loo eego dekadaha kale ee dalka ka jira.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 22,869,838 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014