December 11 2017 15:33:25
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukunno Ku Riday 4 Eedeysane............................
    News  wararka New Page 1
    Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Talaado ah xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku ridday afar nin oo eedeynayaal ah, kuwaasoo Maxkamadda ku soo eedeysay inay Shabaab u qaabilsanaayeen qaraxyada Muqdisho.

    Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka lagu ridday raggan, isagoo sheegay in lagu helay dhamaan dambiyadii lagu soo eedeeyay.

    Raggan oo dhowr jeer Maxkamadda la hor-keenay ayaa la dhageystay dacwada loo heystay, waxaana qaarkood la sheegay inay mas’uul ka ahaayeen qaraxyada loo adeegsado baabuurta ee lala beegsado Maqaayadaha Muqdisho.

    Hadaba afarta nin ee la xukumay ayaa waxay kala yihiin:-

    1- C/qaadir Abukar Shaacir waxaa lagu xukumay dil toogasho ah

    2- Maxamed Cumar Akiile waxaa lagu xukumay Xabsi Daa’in

    3- Daa’uud Maxamed Cali waxaa lagu xukumay 10 sano oo xabsi ciidan ah

    4- C/laahi Ibraahim Geesey waxaa lagu xukumay Labo Sano oo Xabsi ciidan ah

    Ugu dambeyn Maxkamadda ayaa sheegtay in cid walba oo aan ku qanacsaneyn xukunkan ay u furan tahay inay racfaan ka qaadato.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 22,869,853 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014