December 11 2017 15:32:32
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Saraakiisha Ciidamada Xooga oo gobalka gedo ka baadi goobaya hogaamiyaha ugu sareeya Al-Shabaab,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
    News  wararka New Page 1
    Taliyaha Qeybta 43 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya general cismaaciil Saxardiid oo la hadlay idaacadda ku hadasha afka ciidamada qalabka sida ayaa waxaa uu sheegay in hogaamiyaha ugu sareeya Al-Shabaab Axmed Diiriye Abuu cubeyda.

    Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in hogaamiyaha Al-Shabaab uu gaaray degaano ka tirsan gobalka gedo,islamarkaana halkaasi ay ku sii qul qulayaan Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab.

    Taliyaha ayaa waxaa uu sheegay in maanta halkaasi ciidamada xoogga dalka ay ka bilaabeen howlgal ka dhan ah Al-Shabaab iyo sidii looga saari lahaa degaanada hoostaag gobalka gedo oo ay ku sugan yihiin Shabaab badan.

    Waxaa maalmihii la soo dhaafay jiray warar soo baxaya oo sheegaya in Hogaamiyaha ugu sareeya Al-Shabaab uu gaaray Degaano ka tirsan gobalka Gedo,inkastoo haatan warkaasi uu xaqiijiyay Taliyaha Qeybta 43 aad ee ciidamada Xoogga Dalka.

    Hayeeshee Sababata keentay in dagaalamayaasha Al-shabaab ay u gaareen gobalka gedo ayaa lagu sheegay inay tahay kadib markii ay sii kordheen duqeymaha ay diyaaradaha mareykanka ka fulinayaan qeybo ka mid ah gobalada oo ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 22,869,836 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014