December 10 2018 12:49:11
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    M/weynaha Falastiin oo diiday inuu la kulmo M/weyne ku xigeenka Maraykanka oo dhawaan bariga dhexe booqan doona,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
    News  wararka New Page 1
    M/weynaha Falastiin Max’ud Cabaas ayaa diiday inuu la kulmo M/weyne ku xigeenka Maraykanka Mike Pence oo dhawaan booqasho ku tagaya gobolka bariga dhexe wadamo ku yaala.

    Wasiirka arrimaha dibbadda Falastiin Riyaad Maliki ayaa sheegay in M/weyne Cabaas uu ka biyo diiday inuu la kulmo Mike Pence marka uu bishaan booqashada ku tago bariga dhexe waxaana wasiirku sheegay in m/weynahoodu diyaar u aheyn inuu la kulmo M/weyne ku xigeenka Maraykanka.

    Wasiirkaan u hadlay Falastiin waxaa uu sheegay in M/weyne Max’ud Cabaas baajiyay kulankii dhex mari lahaa asaga iyo Mike Pence kaas oo magaalada Bayta Laxam ka dhici laha 19 bishaan December.

    Sidoo kale madaxa wada hadalada Falastiinyiinta Saaib Cureyqaad ayaa sheegay in dawlada Falastiin ay wax wada hadal ama xariir ah la yeelaynayn Maraykanka inta ay ka noqonayaan go’aankii Taraam Qudus ugu aqoonsaday caasimada Yahuuda.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,909,016 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014