December 10 2018 05:32:13
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War naxdin leh:--Wadaad xusayay Dhalashada Nabi Muxamad NNKH oo Muqdisho lagu gowracay.............................
    News  wararka New Page 1
    Fal-naxdin leh ayaa xalay ka dhacay Xaafadda Soonakey degmada Hodan ee gobalka Banaadir kadib markii koox hubeysan ay saqdii dhexe Gurigiisa ku dhax gowraceyn wiil dhalinyar ah sida ay noo sheegeyn dadka deegaanka.

    Qof ka mid ah dadka deegaanka ayaa Idaacadda Kulmiye u sheegtay In la Gowracay Alle ha u naxariistee Axmed C/lle Axmed oo la sheegay in uu ka mid ahaa dhalinyaro maalmihii la soo dhaafay ku howlanaa Xuska dhalashada NNKH, waxayna arintaasi walaac ku beertay dadka deegaanka.

    Marxuumka la gowracay ayaa da’diisa lagu qiyaasaa 25 jir ka tirsanaa dhalinyarada ugu fir fircoon xaafadda sidoo kale ka tirsanaa Culumada raacata barashada Cilmiga diiniga lamina oga cidda ka dambeysay falkaan walaaca ku beeray shacabka Muqdisho.

    Haweeney ka mid ah dadka deegaanka oo la hadashay KNN ayaa Sidoo kale sheegtay in maydka Marxuumka loo qaaday Xarunta dambi baarista ee Booliska Soomaaliya “CID” waxaana ku socda Baaritaano la xariira falkaan dhacay waxay sidoo kale sheegtay hore xaafadooda loogu dilay wiil iyo aabihis ka tirsanaa dadka aad-ka loogu yaqaano Soonakey.

    Sidaan oo kale ayaa warbaahinta Baraha Bulshada waxay soo bandhigayn muuqaalo muujinaya nin ay sheegeyn in uu xusayay Dhalashada Nabi Muxamed oo lagu gubay gurigiisa oo ku yaala Soomaaliland.

    Sanad walba ayaa xiligaan oo kale loo dabaal dagaa Xuska Dhalashada Nabdi Muxamed NNKH waana bilaha ugu qiimaha badan ee Muslimiinta, bishaan ayaa si weyn loogu dabaal dagay Soomaaliya gaar ahaan muqdisho
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,221 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014