December 10 2018 04:20:51
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Madaxweynaha Nayjeeriya oo dad dhintay xilal u magacaabay & Shacabka Nigeria oo La Yaab Arrintaan ku noqotay...............................
    News  wararka New Page 1
    Madaxweynaha Nayjeeriya Muhammadu Buhari ayaa dad dhintay u magacaabay xilal guddiyo iyo wakaalado dawladda hoos yimaada.

    Magacaabidda dhowr qof uu u magacaabay madaxweynaha hay’ado dawli ah ayey dad badani u arkeen khalad si nacasimo ah uga dhacay xukuumadda Nayjeeriya.

    Francis Okpozo oo hore Senetor u ahaa, dhintayna Disembar 2016, ayuu magaciisa ka soo muuqday liiska in ka badan 1,400 oo qof oo xukuumaddu xilal u magacwdayXilka loo magacaabay ayaa ah inuu hogaamiyo golaha saxaafadda Nayjeeriya.

    Ku xigeenkii hore ee taliyaha booliska iyo baadari, kuwaasoo labadaba dhintay horraantii sannadkan, ayaa iyagana xilal loo magacaabayDad badan oo reer Nayjeeriya ah ayaa aad ula yaabay in magacyada dad dhintay lagu arko liiska dadka ay xukuumaddu xilalka u magacawday.

    Laakin afhayeen u hadlay madaxweyne Buhari ayaa BBC u sheegay in liiska la diyaariyey laba sano ka hor, sida muuqatana aan dib u eegis lagu samayn ka hor intii aan la shaacin Jimcihii.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,126 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014