January 24 2018 13:11:37
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah:---Turkiga oo xiray Muhaajiriin ay ku jiraan Soomaali oo u socday dalka Greee.......................
    News  wararka New Page 1
    Saraakiil Turki ah ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen 55-qof oo tahribayaal si sharci daro ku doonayay inay uga gudbaan gobolka Izmiir ee galbeedka wadankaasi isku day ay uga sii gudbi rabeen wadanka Gariiga.


    Saraakisha amaanka ayaa shaaca ka qaaday in iyagoo adeegsanaya diyaaradaha wax basaasa ay ogaadeen dooni yar oo ka amba bixi rabtay wabiga Madaara waxaa durba goobtaasi gaaray ilaalada xeebaha dalkaasi Turkiga waxaana lagu soo qabtay 3-qof oo Somali ah oo qeyb ka ahaa koox tahriibayaal oo kasoo jeeda wadamadaSyria,Angola,Senigal,Congo iyo Gambia.

    Saraakiishu waxa ay sheegen in kooxdaasi tahribayaasha ah loo kaxeeyay xarunta gobolka halkaasi oo suaalo weydiin ay uga socotoHoos u dhac ayaa laga dareemayay tahriibayaasha ka baxa xeebaha dalka Turkiga ee sida sharci dara ah ku gala wadanka Gariiga.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 23,573,880 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014