January 24 2018 13:14:08
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Oo Gaaray Magaalada Qardho...........................
    News  wararka New Page 1
    Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed “Farmaajo” ayaa maanta gaaray Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar.

    Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa safar dhanka dhulka ah ku gaaray Magaaladaasi, iyadoona si weyn loogu soo dhaweeyay halkaasi.

    Waxaana Saacadaha soo socda Madaxweyne Farmaajo uu kulamo la qaadan doonaan mas’uuliyiinta degmadaasi, Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

    3-dii Maalin ee la soo dhaafay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed “Famaajo” ayaa ku sugnaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland.

    Waxaana la filayaa sidoo kale in socdaal uu ku soo maro Magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo, halkaas oo laga dareemayo qabanqaabada soo dhaweynta MD Farmaajo.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 23,573,903 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014