December 10 2018 05:47:29
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Baarlamaanka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Soomaaliland.................................
    News  wararka New Page 1
    Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulkaasi ayaa waxaa ay uga hadleen dagaalkii Ciidamada Soomaaliland ay kula wareegeen deegaanka Tukaraq ee g/ Sool.

    Waxaana Xildhibaanada Baarlamaanku ay iclaamiyeen dagaal ka dhan ah maamuulkaasi Soomaaliland Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in marnaba aan loo dul qaadan doonin faragalin uu sheegay in Soomaaliland ay ka wado deegaano ka tirsan Puntland

    Waxaana uu hoosta ka xariiqay in ka Maamul ahaan ay jawaab adag ka bixin doonaan weerarkaasi Puntland ayaa Ciidamo dheeraad ah geysay aaga dagaalka ee deegaanka Tukaraq, waxaana labada dhinac ay dhaq dhaqaaqyo ka wadaan deegaano ka tirsan g/ Sool.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,902,462 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014