December 10 2018 05:55:28
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Qarax Lagu Dilay Sarkaal Ka Tirsanaa PuntLand Oo Ka Dhacay Gaalkacyo......................
    News  wararka New Page 1
    Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari oo Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Gaalkayo ee xarunta gobolka Mudug.

    Waxaana la sheegay in qaraxaasi Gaariga loogu xiray sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Puntland, kaas oo lagu magacaabi jiray Faarax Caato Ilo deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in qaraxa uu ka dhacay Xaafadda Israac ee magaaladaasi Gaalkacyo Salaadii Jimcaha kadib.

    Waxaana ay xaqiijiyeen in qaraxa uu ku geeriyooday sarkaalkaasi, welina ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay maamulkaasi Puntland oo ku aadan qaraxaasi Muddooyinkii dambe ayaa waxaa deegaano ka tirsan gobolka Mudug ka dhacayay falal liddi ku ah ammaanka, sida qaraxyo iyo dilal qorsheysan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,624 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014