May 27 2018 05:03:41
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Guddoomiye Eng Yariisow oo mar kale amray in la joojiyo dhismo ka socda Dhul ku yaala Muqdisho...............................
    News  wararka New Page 1
    Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan “yariisow” ayaa maanta soo saaray Wareegto uu ku mamnuucayo dhimsaha dhul Dan guud ah oo ku yaala magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Xamar jajab ee gobalka Banaadir.

    Guddoomiyaha ayaa amray in la joojiyo dhimsaha ka socda ka soo hor jeedka Dekadda Muqdisho, dhulkaas oo ah dhul Dan Guud ah iyadoo la amray dhamaan maamulka degmada Xamar Jajab iyo Laamaha amaanka ee Booliiska iyo Nabad sugidda.

    “Waxaa la farayaa maamulka degmada Xamar-Jajab iyo hay’adaha amniga in ay joojiyaan dhismaha ka socda dhulka danta guud ee ka soo horjeeda dekedda magaalada Muqdisho” sidaasi waxaa yiri Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho.

    Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa horey u joojiyay dhisme ka socday dhulka danta guud ee Biyaaso Liibaro oo ku yaala Isgoyska Ceelgaabta, waxana ay tallaabadani qeyb ka tahay qorshe ballaaran oo maamulka ku doonayo in dib loogu soo celiyo dhulalka danta guud ee sida sharci darrada ah loo dhisanayo.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.06 seconds 25,664,894 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014