May 27 2018 05:10:09
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dooni ku caarisay xeebta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee maamulka Puntland................................
    News  wararka New Page 1
    sida wararku sheegayaan Doon u rarneynd Ganacsato Soomaaliyeed ayaa ku soo caarisay xeebta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee maamulka Puntland kadib cilad soo wajahday doonta ayaa la tilmaamay in ay keentay arinkani.

    Doontaan ayaa lagu waramayaa in ay wadday Badeeco kala duwan oo ay ka midyihiin Gaadiidka,waxaana durba la bilaabay dejin,iyada oo gudaha Badda looga dejinayo loogana soo qaadayo doomo kale maadaama ay adkaatay in ay sida cadiga ah ugu soo xerato dekada.

    wararku waxaa ay sheegayaan in Xilliga cilladdan qabsaneysay doonta ay taagneyd banaanka Dekadda Boosaaso,iyadoo ay sugeysay safka doomaha ku xiran dekadda ee dajinta badeecootyinka ku socotay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 25,664,975 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014