May 27 2018 05:07:00
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Faarax Macalin:--- Madaxda maamul Gobaleedyada waa jawaasiista Itoobiya iyo Imaaraadka...........................
    News  wararka New Page 1
    Faarax Macallin Maxamed oo ah Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka Kenya sidoo kalane ka tirsan hogaamiyaasha Soomaalida ee saameynta balaaran ku leh Kenya ayaa aad u dhaliilay habdhaqanka madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Soomaaliya.

    Mr Faarax ayaa sheegay in dadnimo xumo badan ay ka muuqato madaxweynayaasha islamarkaana ay yihiin kuwo jawaasiis u ah sida uu hadalka u dhigay waddamada cadowga ku ah Soomaaliya.

    Faarax ayaa sheegay in Madaxda goboleedyada ay yihiin kuwo la shaqeeya dowladaha Imaaraadka iyo Itoobiya,waxaana uu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay iska celiyaan.

    Waxaa uu sheegay in qaar ka mid ah Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada ay musuq maasuq miiranyihiin,isaga oo sheegay in mid ka mid ah uu lacag tobaneeyo Milyan oo doollarka Mareykanka ah dhigtay Akoonno uu ka furtay Kenya ilmahiisana ku saxiixday sida uu sheegay.

    Faarax ayaa dhinaca kale sheegay in Wasiirradii hore ee dowladda Soomaaliya marka ay kulmayaan shirkooda sameecadda loo furi jiray oo laga dhegeysan jiray Adis ababa iyada oo taas ay ka shaqeynayaan wasiirro taageersan Itoobiya oo ka mid ahaa dowladda Somaliya.

    Faarax macalin Maxamed ayaa aad uga hadla Arimaha Soomaaliya, waxa uuna ka mid yahay shaqsiyaadka dhaliila hab dhaqanka madaxda maamul gobaleedyada iyo faragelinta Dowladaha Shisheeya ee Soomaaliya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.10 seconds 25,664,939 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014