February 18 2018 07:19:28
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ninkii Sweden dadka ku laayay sannadkii tagay oo baaritaankiisa wali uu socda...............................
    News  wararka New Page 1
    Baadhitaankii lagu waday argagaxiye Rakhmat Akilov oo shan qof ku dilay suuqa Drottninggatan ee Stockholm islamarkaas na dhowr iyo toban dhaawacay ayaa weli sii socda.

    Todobaadkan ayaa la shaaciyay baadhitaankii Akilov iyo dacwadi lagu soo oogay. Halkaas ayaa laga akhriyi karaa in uu argagaxiyahu xidhiidh la lahaa dhowr qof inta aanu weerarin suuqa Drottninggatan.

    Johan Olsson oo ka hawlgala ciidamada sirdoonka dalkan ayaa sheegay in ay weli helin balse ay sii baadhayaan dadkii uu Akilov xidhiidh la lahaa inta aanu dembiga gelin.

    Dacwada ninkan lagu soo oogay ayaa gaadhaysa 900 oo paage. Halkaas ayaa laga akhriyi karaa in uu Rakhmat Akilov tiro gaadhsiisan 20 qof kala xidhiidhay internetka wakhtigii uu qorsheeynayey weerarka argagaxiso.

    Hasayeeshe ayuu caddeeyay Johan Olsson, ciidamada sirdoonka, in aaney weli xaqiijin cidda ay yihiin, in ay Iswiidhan ku suganyihiin hadda iyo in kale Qofka aad la hadasho ee Kismaayo jooga waxaa uu kuu sheegayaa inuusan kula hadli karin cabsi uu ka qabo in Muqdisho loo darxiilo aawadeed.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.10 seconds 23,893,313 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014