November 21 2018 00:24:45
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War culus:--Madaxweyne Zuma miyuu ku gacan seyrey in uu is casilo.........................................
    News  wararka New Page 1
    Wararka naga soo gaarayo Konfur Afrika waxa ay sheegayaan in Madaxweyne Jacob Zuma uu diiday in uu is casilo iyadoo ay la kulmeen 6 hogaamiyo sar sare oo ka tirsan xisbiga ANC.

    Arrintan oo aysan jirin cid wali xaqiijisay ayaa waxaa boggiisa Twitter kusoo qorey hoggaaamiyaha mucaaradka Julias Malema Shir looga hadlaayay mustaqbalka madaxweynahan ayaa lagu qabtay gurigiisa ku yalla Pretoria, waxa uuna wajahaya eedeymo musuqmaasuq.

    6da hogaamiye ee ugu sareysa xisbiga ANC ayaa hal hal gaaray guriga madaxweyne Jocob Zuma, ula jeedada ay halkaasi u tageyeen way u cadeed qaar badan oo ka mid shacabka Konfur Afrika.

    Waxay rajeynaayeen inay ka dhaadhicin donaan madaxweynaha dalkaasi in uu dhaqso iscasilo, madama uu fadeexo musuqmaasuq lugta gula jiro, balse waxay u muuqataa in Mr Zuma uusan dooneynin in uu si fudud oo buuq aan lahayn uu xilkaasi u baneeyo.

    Waxa in yar in yar meesha uga baxday rajadii laga qabay in uu isbadel dhici doono inta aanan la gaarin qudabadda sanadlaha ah ee madaxweynaha u jeediyo qaranka Xilkaasi waxaa la doonayaa in uu la wareego madaxweyne ku xigeenka dalkaasi ahna hogaamiyaha cusub ee xisba ANC Cyril Ramaphosa.

    Mar hadii Mr Zuma uu diiday in u iscasilo, waxa galinka dambe ee maanta kullan deg deg ah wada yeelanaayo guddiga dhexe ee xisbiga si ay arrintani tallaabo uga qaadaan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.03 seconds 28,486,423 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014