May 27 2018 05:06:04
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Al Shabaab Oo Toogasho U Tababaray Odayaal Dhaqameed, Xarakada Al Shabaab ayaa maanta soo bandhigay tiro Odayaal Dhaqmeed ..............................................
    News  wararka New Page 1
    Xarakada Al Shabaab ayaa maanta soo bandhigay tiro Odayaal Dhaqmeed ah oo ay u tababareen Toogashada, kuwaas oo ku sugan degmada Jilib ee gobolkaJubbada Dhexe Al Shabaab ayaa fagaaraha Macallin Aadan ee degmadaasi ku soo bandhigay Odayaashaas oo ku ku tartamayay Shiishka.

    Waxaana Al Shabaab baraha Internetka ay ku baahiyeen Sawirro muujinaya tartanka, oo ay ka soo muuqdeen Odayaal ay da’dooda kala duwan tahay Sidoo kale warka ka soo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in Odayaashaasi ay ka qeyb qaadan doonaan dagaalka ay kula jiraan Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

    Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa horay u tababaray Dhalinyaro, Caruur iyo Haween ku sugan deegaanada ay ka arrimayaan, kuwaas oo qaarkood haatan ka bar bar dagaalama Xarakada Al Shabaab oo weli ku xoogan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 25,664,923 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014