May 27 2018 05:02:39
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Qatar Oo Mashaariic Horumarineed Ka Fulisay Falastiin Iyo Soomaaliya....................................
    News  wararka New Page 1
    Dowladda Qatar ayaa mashaariic horumarineed ka fulisay marinka Gaza iyo Soomaaliya taas oo ay ka faa’iideysteen kumanaan ruux, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan xafiiska gargaarka ee Qatar.

    Madaxa xafiiska gargaarka Qatar ee Gaza Maxamed Abuu Xaluub ayaa sheegay in boqolaal oo reer Falastiin ay ka faa’iideysteen barnaamijyo kala duwan oo ay ka fuliyeen marinka Gaza sanadkii hore.

    Sidoo kale Cabdul Nour Mirsan oo ah agaasimaha gargaarka Qatar ee Soomaaliya ayaa sheegay in mashaariic kala duwan oo ay ka sameeyeen Soomaaliya sanadkii hore ay ka faaiideysteen 61,847 ruux.

    Qatar ayaa xustay in mashaariicda kala duwan ay ka fuliyeen Soomalaiya iyo Gaza ay isugu jiraan Doomo Kalluumeysi, Beero,Dukaamo ganacsi iyo waxyaabo kala oo lagu caawinayo dadka ugu saboolsan.

    Ujeedka mashaariicdaasi ayaa waxaa dowladda Qatar ay ku sheegtay in looga gol leeyahay sidii dadka ku jira nolosha faqriga ah loogu abuuri lahaa barnaamijyo ganacsi oo ay ku shaqeystaan, si ay noloshooda ugu maareeyaan.

    Xafiiska gargaarka ee Qatar ayaa sheegay in sanadkan 2018 ayaa Gaza iyo Soomaaliya ay dib ugu bilaabeen barnaamijyadaasi horumarineed oo ay sheegeen in ay wax badan ka qaban doonto dhibaatooyinka dhinaca shaqo la’aanta.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 25,664,881 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014