May 27 2018 05:06:23
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    DFS oo soo celineysa Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran Xabsiyada Liibiya..................................
    News  wararka New Page 1
    Ambassador Cali Saciid Fiqi Safiirka Soomaaliya ee Yurub, sidoo kale ah wakiilka ay Dowladda Soomaaliya u xilsaartay xal u raadinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran Liibiya iyo Guud ahaan Qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalkaasi ayaa sheegay in ay dejiyeen qorshe, dhawaana dib loo soo celin doono dadka ku xiran Liibiya.

    Danjire Fiqi ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in Soomaalida qaarkood aysan ogoleyn in ay kusoo laabtaan gudaha Soomaaliya, islamarkaana ay doonayaan in ay halkaasi kasii baxaan marka la sii daayo balse ay adagtahay arintaasi.

    Maalmihii lasoo dhaafay ayuu xusay in ay booqdeen xabsi ay ku xiran yihiin dhalinyaro Soomaaliyeed oo gaaraya 90 , islamarkaana qaarkood ay diideen in ay kusoo laabtaan Soomaliya Muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa xoogeystay dhibaatooyinka ay kala kulmayaan dhalinyaradda Soomaaliyeed dalka Liibiya.

    Waalidiinta Soomaaliyeed ayaa wajahaya walaac badan,kadib markii ay bixiyeen Lacag wixii ay haysteen walina caruurtooda aan loo sii daynin, tani ayaa u baahan in laga sameeyo wacyi gilin gudaha Dalka ah iyo dibadda si looga baaqsado dhibaatada Tahriibka.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 25,664,927 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014