December 10 2018 12:48:24
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Muwaadin Somaliyeed oo deyn dhan 12,370 u qaatay sidii weeraro ugu geysan lahaa dalka Ingiriiska.........................
    News  wararka New Page 1
    Muwaadin soomaaliyeed oo laxiray isagoo doonaya in uu ku Biiro ururka Daacish ayaa la ogaaday in uu Bangi ka deeynsaday lacag dhan 10,000 oo Euro oo u dhiganta 12,362 Dolar ka Mareeykanka ah, Sida uu daabacay Wargeyska telegraph ee ingiriiska kasoo baxa.

    Muwaadinkaan oo magaciisa lagu sheegay Aweeys Shiikheey ayaa Bangiga u sheegay in uu Lacagta ugu Baahanyahay si uu ugu guursado, laakiin waxaa la ogaaday in uu ku talo galay in uu ugu safro Siiriya si uu Daacish ugu Biiro.

    Wuxuu ahaa 38 jir Darawal ka ah Gaari Badeecooyinka daabula wuxuuna inkiray in uu diyaarinayay weerarro Argagixiso iyo in uu Dad kale kala dooday Dilka Boqoradda UK iyo ra’iisul wasaarihii hore ee ingiriiska David Camiroon.

    Xeer ilaalinta eedeeymaha Aweeys Shiikhoow Gacanta ku haya ayaa sheegay in uu ka hadlay in laweeraro Yahuud Dagan Degmadda Stamford Hill ee ku taalla Waqooyi bari Magaaladda London ee Caasimadda Ingriiska iyo in Qori AK47 ah lagu Beegsado marka taagerasyaasha kubadda Cagtu kasoo Baxaan Garoonka Tottenham Hotspur.

    Aweeys Shiikheey wuxuu heeytaa Dhalashadda Netherland wuxuuna leeyahay Labo xaas oo kala Dagan Netherland iyo Kenya iyo Caruur, waxaa 23 kii may ee Sanadkii tagay laga qabtay Garoon Caalami ah oo kuyaala London.

    Dacwad ooge lagu magacaabo Barnaby Jameson ayaa sheegay in ujoodo kasta oo uu lahaa Aweeys ay ka dhexmuuqatay Xagjirnimo.

    Muwaadin Soomaaliyeed oo ku noolaa wadanka Kenya magaciisana lagu sheegay Abdirahman Idris Hassan ayaa la sheegay in uu Xagjirnimaddda ku dhiiri galiyay Aweys shiikhoow sida laga ogaaday Qoraal ay isku dhaaafsadeen Alaadaha lagu sheegkeeysto.

    Dacwad oogaha kasoo horjeeda Muwaadinka Soomaaliyed ayaa Maxkamad ka hor aqriyay Qoraal uu soo qoray Abdirahman Idris Hassan oo u Qornaa “ ilaaheey hakugu darajeejo Dilka David camiroon iyo Haweeneeyda Duqda ah ee Elizabeth.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,909,003 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014