December 10 2018 07:11:56
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Kenya oo malaayin Dollar dul dhigtay koox Al-shabaab ah oo qorsheenaysa weeraro ay ka geystaan dalkaasi......................
    News  wararka New Page 1
    Booliska Dowlada Kenya ayaa ku dhawaaqay baadi goobka Taliye sare iyo shan qof oo la tilmaamay inay yihiin kuwo xiriir la leh Al-shabaab kuwaasi oo lagu eedeyay inay dhowr weerar ka geesteen gobolka waqooyi bari ee Kenya.

    Booliska ayaa dadkaan duldhigay lacag dhan oo gaareysa 20,000 oo doolarka Mareykanka qofkiiba, cidii macluumaad horseedi kara in lasoo xiro shaqsiyaadkaas lagu abaal marin doonaa lacagtaasi.

    Booliska ayaa shaaca ka qaaday in dadkaan ay maleegayaan weeraro ka dhan ah dalkaasi bariga Africa dhaca ee Kenya.

    Saraakiisha ayaa soo bandhigay magacyada iyo sawirada kooxdaan waxana ay kala yihiin sarkaalka sare ee koxdaasi hogaaminaya ayey ku sheegeen Issack Alio Mohammed oo ah muwadin Kenyan ah oo ku taqasusay qaraxyada iyo Abdiwhab Osman, Hareth Hillow, Kusow Yarrow iyo Mumina Erobe oo dhamaantood lagu eedeeyay in ay ku howlan yihiin weeraro ay ku qaadan gudaha dalka Kenya.

    Laamaha amaanka Kenya ayaa shacabka ka dalbaday inay soo gudbinayaan macluumaadkaan kooxdaan u abaabulan qaraxyo ay ka gaystaan magaalooyin ay caasimada kamid tahay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,903,814 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014