September 20 2018 16:09:53
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo amar adag dul dhigay Shirkadaha duulimaadka ee ka shaqeeyo Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde..........................
    News  wararka New Page 1
    Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta Warbaahinta Shir jaraa’id ugu qabtay Garoonka Diyaadaha Aadan Cade ayaa si kooban u faahfaahiyay amaro Wasaaradu Soo saartay ku waa oo ku aadan Duulimaadka waxaana uu sheegay dadka safarka ah ama rakaabka ah looga baahan yahay in ay gudaha Garoonka tagaan 9:00 sacadood ka hor inta aan la gaarin waqtiga ay Diyuuradda ku qoran yihiin.

    Diyaaradduna aysan 9:00 ka badan dadka aysan Garoonka ku heyn karin isagoona intaasi ku daray in Diyaaraddaha aan rakaab kale la saari Karin iyadoo laga tagaayo kii horay u sugaayay.

    Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay talaabada laga qaadayo Diyaaradaha amarkaas jabiso talaabooyinka laga qaadayo waxa ay iskuugu jiraan ganaax lacag ah shaqo ka joojin iyo in lagala noqdo rukhsada dulimaadka ee ay kaga shaqeysanayaan Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.

    “Diyaaraddi amarka jabiso marka koowaad waxaa la ganaaxayaa $2000 oo dollar.

    “Marka labaad waxaa laganaaxayaa $2000 oo dollar muddo 7 cisho ahne shaqada ayaa laga joojinayaa

    “Marka Seddaxaad ee ugu dambeyso waxa la ganaaxayaa $2000 oo dollar iyadoona lagala noqonaayo rukhsadda ay gudaha dalka ugu shaqeysaneysay ee dhanka duulimaadka.

    Lama oga sida uu u dhaqan gelli doono amarkaani ka soo baxay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya balse waxaa xusid mudan in dadka rakaabka ah ay garoonka dhexdiisa ku haraadaan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.11 seconds 27,648,650 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014