September 20 2018 16:25:20
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah:----Ganacsade caawa lagu dilay degmada Xamar weyne ee G/Banaadir................................
    News  wararka New Page 1

    Kooxo ku hubeysnaa bistoolado ayaa caawa waxaa ay degmada Xamar weyne ee G/Banaadir waxaa ay ku dileen mid kamid ahaa raga ganacsatada ah ee degmadaasi oo lagu magacaabi jiray Muuse Mackoow.

    dilka ayaa waxaa uu ka dhacay xaafada kootka ee degmada Xamar weyne waxaana wararka la helayo ay sheegayaan in dhalinyaro ku hubeysan bistoolado ay ku dileen ganacsadaha kadibna ay iskaga baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay waxaana Muuse Mackow uu kamid ahaa ganacsatada qudaarta ee degmada xamar weyne.

    ma jiro ilaa iyo hada mas’uul ka tirsan maamulka degmada Xamar weyne oo ka hadlay dilka loo geystay ganacsadaha.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 27,648,786 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014