September 20 2018 16:25:40
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Maxaa ka jira in Jordan Ammaanka Ka Taageereyso Dowlada Soomaaliya???.....................
    News  wararka New Page 1
    Iyagoo ka qeyb galayay kulankii 35-aad ee wasiirada arrimaha gudaha dalalka Carabta oo ay martigalisay Sanadkani dowladda Algeria ayaa waxaa kulan gaar oo barbar socday shirkaasi yeeshay Wasiirka aminga ee dowladad federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo wasiirka arrimaha gudaha dalka Jordan Samir Mobaidiin. .

    Labada mas’uul aya ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo quseeya xariirka 2-da dal iyo iskaashi dhanka aminga oo dhexmara dalalka Soomaaliya iyo Jordan.

    Wasiirka Arrimaha gudaha ee dalkaasi Mr Samir ayaa ballan qaaday in Jordan ay diyaar u tahay in ay ka taageerto Soomaaliya dhibaatooyinka dhanka amniga ah ee heysta iyo in ay DFS ka caawiyaan barnaamijyo cusub, kuwaasi oo wax loga qabanayo caqabadaha amniga ee xilligani ka taagan Soomaaliya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 27,648,792 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014