September 20 2018 16:25:45
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Madaxweynaha Somaliya oo shalay kulan la Qaatay Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolkan Benaadir......................
    News  wararka New Page 1
    Madaxweeynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa shalay kulan la qaatay Maamulka Gobolka Banaadir, Ujeedada kulanka oo aan Warbaahinta wali lala wadaagin ayaa Wararku waxay sheegayaan in laga arrinsaday arrin quseeya Mustaqbalka Maamulka Gobolka Banaadir.

    Kulanka waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Cabdi Raxmaan Cumar Cusmaan “Eng Yariisoow” iyo ku xigeenadiisa oo ay wehlinayaan Gudoomiye yaasha 17-ka Degmo ee Gobolka Banaadir.Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sidoo kale kulanka ka qayb galay waxaana kulanka Dinacyaddu ay yeesheen uu qaatay muddo saacado ah.

    Xubno ka tirsan madaxtooyadda Soomaaliya ayaa KNN u sheegay in aad looga hadlay Amniga Gobolka Banaadir Madaxweeynaha Soomaaliya Maxamed cabdullahi Farmaajo ayaa Maalmihii lasoo dhafay waxaa uu kulamo la qadanayay Masuuliyiinta Dhinaca Amniga ee Doowladda Soomaaliya.

    Ujeedada kulanka waxaa waji kale u yeelay ka qayb galka Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaali Cabdi Maxamed Sabriye, waxaana Wararka qaar sheegayaan in la wado qorshe ku aadan in Xilka laga qaadi doono Gudoomniye yaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, Halka Wararka qaarna ay sheegayaan in Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya ay Masuuliyiinta Degmooyinka ku qanciyeen in ay Shaqadooda adkeestaan oo aan Xilka laga qaadi doonin.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 27,648,796 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014