June 24 2018 07:18:47
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ganacsato ku wajahnaa Al-Shabaab oo saldhiga magaalada Jowhar lagu xiray.................................
    News  wararka New Page 1
    Ciidamada amaanka magaalada jowhar ayaa maanta saldhiga Booliska degmadaasi ku xir xiray ganacsato ka mid ah kuwa magaalada jowhar.

    Ganacsatada la xir ayaa ah kuwii baqaarada ku lahaa magaalada jowhar waxaana la tilmaamay in Al-shabaab la soo hadleen oo looga yeeray deegaanka Gamboole oo ay maamulaan Al-shabaab balse laamaha amaanka ayaa sida la sheegay ka war helay ganacsatadan oo ka baxay magaalada isla markaana kusii jeeday halka looga yeeray ee ah Gamboole.

    intaas kadib ayaa waxaa ciidamo ay uga daba tageen ganacsadata oo ka baxaya magaalada iyadoo dhamantood xabsiga la dhigay.

    bishii hore ayay ahayd markii sidaan oo kale ku dhawaad 20 kamid ah ganacsatada xoolaha ee magaalada Jowhar , saldhiga lagu xiray kadib markii ay deegaanka Gamboole kula soo kulmeen Al-shabaab oo u yeeray.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 26,339,417 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014