June 24 2018 07:17:38
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Saraakiisha Ciidanka xooga oo sheegay in xubno sare oo Al-shabaab ah kudileen Gobolka sh/Hoose........................
    News  wararka New Page 1
    Howlgalka ayaa waxa uu ka dhacay Degmada Kuntu waareey ee Gobolka shabellaha hoose.

    Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo la hadlay Idaacada Ciidamada qalabka ayaa sheegay in howlgalka ay si wadajir ah ay u fuliyeen ciidamada xoogga dalka iyo ciidamo mareynkan ah ayna ku dileen 12 Dagaalame iyo Labo sarkaal oo Al-shabaab ah Sidoo kale ciidamada waxa ay howlgalka ku dileen wiil uu dhalay hHogaamiyaha Al-shabaab.

    Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa xusay magacyada Xubnaha lagu dilay howlgalka kuwaasi oo magacyadooda ay ku sheegeen Yuusuf Macalin Cabdalla iyo Maxamuud Maxamed Nuur(Faruur)

    ragga la dilay waxaa la socday wiil uu dhalay hogaamiyaha Al-shabaab Axmed diiriye Abuu Cubeyda kaasi oo Magaciisa ay saraakiisha ciidanka xoogga dalka ay ku sheegeen Xasan Ahmed Diiriye Abuu cubeyda kaasi oo ciidamada ay ku dileen Howlgalka Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ay soo gudbin doonaan xilalka ay hayeen ragaan ka tirsan Al-shabaab.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.05 seconds 26,339,400 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014