June 24 2018 07:15:42
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Xarakada Al Shabaab Oo Sheegtay In Sarkaal Sare Ay Ku Dileen Kaxda..........................
    News  wararka New Page 1
    Xarakada Al Shabaab ayaa war ka soo saartay dagaal xoogan oo Xalay Ciidamada dowladda iyoo dagaalayahano ka tirsan Al Shabaab ku dhexmaray degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

    Warka ka soo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in weerarkaasi ay ku dileen sarkaal ka tirsanaa Ciidamada DFS, kaas oo magaciisa ay ku sheegeen Muxamed Xaduur Alxan Sidoo kale Al Shabaab ayaa intaasi ku daray in si dirqi ah uu uga badbaaday taliyaha Nabad Sugida degmada Kaxda, sida ay ku baahiyeen barahooda Internet-ka.

    Dagaalkan oo dhacay Xalay Saqdii Dhexe ayaa yimid, kadib markii Al Shabaab ay weerar ku qaaadeen Ciidamo uu hoggaaminayay taliyaha Nabad Sugida degmada Kaxda oo howlgallo ka waday halka loo yaqaano Boqolka Boos oo ka tirsan degmadaasi.


    Waxaana la sheegay in halkaasi uu ka dhacay dagaal foolka fool ah oo muddo saacado ah ka socday degmadaasi Ma jiro illaa iyo hada wax hadal ah oo ka soo baxay maamulka Kaxda oo ku aadan dagaalkaasi.

    Balse xaaladda ayaa ah mid dagan, waxaana lagu soo warrayamayaa in ciidamada dowladdu ay howlgallo ka wadaan degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.50 seconds 26,339,371 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014