September 20 2018 16:55:18
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Madaxweyne Farmaajo oo shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xafiis uu ku leeyahay Wasaaradda Gaashaandhigga.........................
    News  wararka New Page 1
    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.

    Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta ku sugan xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa halkaasi kulamo kula leh saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo halkaasi ku soo dhaweeyey.

    Ujeedada ayaa ah sidii madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo uu u dhiiro gelin lahaa dardargelinta howlgalada military ee ka dhanka ah Alshabaab.

    Madaxweynaha ayaa horey xafiis uga furtay xarunta Wasaaradda Difaaca Dalka,halkaasi oo dhowr jeer uu ku gutay shaqo maalmeedkiisa,waxaana tani ay qeyb ka tahay dadaalo lagu dhiiro gelinayo Ciidanka Xoogga Dalka,si ay u dareemaan in ay haystaan taageerada madaxda Dowladda.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 27,649,168 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014