December 10 2018 05:47:06
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Milatariga Soomaaliya oo caawa lagu dilay degmada Dharkenley..............................
    News  wararka New Page 1
    Degmada dharkeyleyn gaar ahaan xaafada Macalin nuur ayaa waxaa caawa ay kooxo hubeysan dil ugu geysteen Sarkaal ka tirsan ciidanka Xooga Soomaaliya.

    Dadka deegaanka ayaa idaacada kulmiye u sheegay in ninka la dilay uu ahaa sarkaal ka tirsan Militariga Soomaaliya laguna dilay xarun ganacsi uu ku taala xaafadda macalin Nuur ee degmada Dharkenley.

    Dilka kadib ayaa waxaa goobta ka baxsaday ragi geystay oo watay bistoolad waxaana la tilmaamay in intaasi kadib ay ciidamada amaanka goobta tageen.

    Majiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka degmada dharkeynley si aan wax uga weydiino waa inoo suurto geli weysay in aan helno.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,452 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014