December 10 2018 13:06:51
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Wafdi uu hoggaaminayo Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Gaaray Magaalada Xudur...............................
    News  wararka New Page 1
    Wafdi uu hoggaaminayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Masuur ayaa maanta gaaray magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool.

    Sheekh Mukhtaar Robow ayaa waxaa safarkan ku wehlinaya saraakiil Ciidan oo ka tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya ee ka howlgala gobolkaasi.

    Roobow ayaa maalmihii dambe abaabul dagaal oo ka dhan ah Xarakada Al Shabaab ka waday gobollada Baay iyo Bakool ee koonfurta Soomaaliya.

    Ilo wareedyo ku dhow dhow Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Masuur ayaa xaqiijiyay in dhaqaaqyo Ciidan uu ka wado deegaano ka tirsan gobolka Bakool.

    Waxaana howlgalladaasi ka qeyb qaadanaya Ciidamo ka amar qaata isaga, kuwa dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

    Sheekh Mkhtaar Roobow ayaa dhowr jeer oo hore booqasho ku tagay gobollada Baay iyo Bakool, isagoona kulamo gooni gooni ah la qaatay madaxda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay ka wada hadleen arrimo ku aadan dagaalka Al Shabaab.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,909,274 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014