September 23 2018 08:15:47
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ra’iisulwasaaraha Cusub ee Ethiopia Abiye Axmed oo la dhaariyay..................................
    News  wararka New Page 1
    Abiye Axmed ayaa loo dhaariyay Ra’iisulwasaraha Cusub ee Ethiopia Isniintaan, wuxuuna heeystaa ogolaansho ah in uu Dhaqan galiyo Isbadalo Dimoqaraadiyadeed oo Xisbigu uu ku doonayo in lagu yareeyo Xiisadda dalka ka Taagan.

    Xisbiga taladda haya ayaa Abiy Axmed, Todobaadkii lasoo dhaafay soo magacaabay si uu u badalo Hailemariam Desalegn oo iskiis isu Casilay.

    Gobolka Oromiya oo ku Hareereeysan Magaaladda Cssimadda ah ee Addis Ababa ayaa waxaa ruxay Dibad Baxyo tan iyo 2015 kii. Taasi waxay keentay in Ciidamadda Amaanku ay Dad badan Xiraan.

    42 jirkaan waxaa la rumeeysanyahay in uu wax kabadali doono Xaalada Dalka ka jirta Wadanka ayaa hadda waxaa ku jiraa Xaalad deg-deg ah oo lagu soo Rogay markii uu iscasilaaddiisa Gudbiyay Ra’iisul wasaarihii hore.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 27,672,293 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014