July 21 2018 09:47:23
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Bilooyin ka dib unbay K/Waqooyi awoodi kartaa in ay gantaallo ku weerarto UK 41 Daqiiqadood ka hor...........................
    News  wararka New Page 1
    Si kastaba ha ahaatee guddigga arrimaha difaaca ee baarlamaanka UK ayaa sheegay in aysan wali jirin caddaymo muujinaya in gantaalladaas ay xambmaari karaan madaxyo nukliyeer ah.

    Xildhibaannadan oo loo saaray in ay baaritaan ku sameeyaan haliska ka soo fool leh Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegay in ay tahay arrin suurtagalnimadeedu ay aad u yartahay Xildhibaannadaas ayaa hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ku tilmaamay "nin arxan daran balse wax fahma"

    Kuuriyada Waqooyi ayaa lix jeer tijaabixay hub nukliyeer ah, waxaa kale oo ay tijaabisay gantaal riddo dheer oo khuburadu rumaysan yihiin in uu gaari karo dhammaan dalka Maraykanka Markii ay Pyongyang tijaabadaas samaysayna waxay sheegtay in ay gaartay hadafkeedii ahaa in ay noqoto dal Nukliyeer haysta.

    Inkastoo horumarkaas la sameeyay haddana xildhibaannada UK waxay sheegeen in ay u badan tahay in Kuuriyada Waqooyi ay sii wadato hawlaha hubkeeda, lagana yaabo in ay xaqiijiso damaceeda ah in ay si degdeg ah dalalka ka soo horjeeda u galiso halis nukliyeer.

    Gudigan xildhibaanada ayaa sheegay in ay u badan tahay in UK aysan halis ka soo foodsaarin Kuuriyada Waqooyi marka la fiiriyo sida ay hanjabaadoodu ugu wajahan tahay Maraykanka.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 26,755,456 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014