September 23 2018 08:16:09
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Qaar ka mid ah xildhibaanada taageysan Jawaari oo sheegay in laxiray ilaalada Gudoomiyaha..............................
    News  wararka New Page 1
    Xildhibaanada la magac baxay badbaadada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa wax laga xukumaado ku tilmaamay in Ilaalada laga kaxeysto Afhaheenka Golaha Shacabka mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo lagu eedeeyay in ciidamo badan oo uu watay ay la wareegeen shalay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

    Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa dhankiisa iska foogeeyay in uu asaga ay ka amar qaadanayeen ciidamadii lawareegay shalay Xarunta Golaha Shacabka.

    Jawaari wuxuu yiri ”11 Askari oo ilaalo ii aheyd ayaa leyga soo reebay afaafka hore ee Xarunta Golaha shacabka, gudaha xaruntana waxaan ugu imid ciidamo tiro ahaan badan oo qalabeysan, oo dhowr dareys kala wata, marka ciidamadaas tirada badan miyaan aniga hogaaminayay, caqliga caadiga ah ayaa diidayo ayuu yiri Gudoomiye Jawaari.

    Taliyaha ciidamda xoogga dalka soomaaliya ayaa sheegay in la qabtay ciidankii hubka la galay xarunta Golaba Shacabka Shalay, waxaana xusid mudan in xarunta Golaha Shacabka ay buuxeen Ciidanka iskuugu jiro Boolis, Milateri, Nabad sugid iyo AMISOM, halka markii hore xarunta Golaha Shacabka ay ilaalin jireen Ciidamo isugu jiro Booliis iyo AMISOM.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 27,672,303 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014