September 23 2018 08:16:14
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Gen.Gorod oo sheegay in gacanta ay ku hayaan ciidamadii shalay la wareegay xarunta Golaha Shacabka........................
    News  wararka New Page 1
    Kadib markii shalay ciidamo badan ay la wareegeen xarunta Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaaTaliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas C/wali Jaamac Gorod, wuxuu sheegay in ciidamaddii Shalay hubka la galay Xarunta Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya intooda badan lasoo qabtay, baaritaanna lagu sameyn doono.

    “Ciidankii gudaha u galay Xarunta golaha Shacabka ee amardiidada sameeyey waxaan ugu tagnay meelihii iyo barahii ay joogeen, intiisa badan gacanteena ayey ku jiraan, kuwa kalana way maqan yihiin, waana laga daba tagayaa” ayuu yiri Gen Gorod

    Taliyaha oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga ay ku raad joogaan Ciidan dhar cad ah oo la socday Ciidanka gudaha u galay xarunta golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    “wararka aan helnay waxay sheegayaan inay jiraan Ciidamo kale oo aan kamid aheyn Ciidanka qalabka sida oo laga yaabo inay ku gambadeen Ciidanka, iyaggana waan oggaaneynaa, waana soo qabaneynaa, hadda arrinta si nabad ah ayey ku dhammaatay, xasilooni ayaa jirta, wax dhibaato ah ma jirto, ciddii isku dayda inay ka boodaan sharuucda dalka tallaabo fiican oo munaasib ku ah ayaa laga qaadi doonaan” ayuu mar kale yiri Gen Gorod
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.16 seconds 27,672,306 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014