September 23 2018 08:16:28
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Koofur Galbeed oo ka hadashay abaal marin ay siiyeen dagaalame ka soo goystay Al-shabaab............................
    News  wararka New Page 1
    Maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa faafaahin ka bixiyay lacag abaalmarin ah oo ay siiyeen nin horey uga soo goostay dagaalamayaasha Al-Shabaab bishii Jannaayo ee sannadkan, kuna soo biiray ciidamada maamulka Koofur Galbeed.

    Wasiirka Amniga ee Koofur Galbeed Xasan Maxamed Xuseen oo la hadlay VOA ayaa ka hadlay lacagtaas ay siiyeen dagaalame ka tirsanay Al-shabaab iyo sababaha uu maamulku tallaabadan u qaaday.

    Wasiirka ayaa tilmaamay in arintaan ay gogol xaar u tahay sidii kuwoo kale ay ugu soo bixi lahaayeen Al-sahabab.

    Sarkaalka ka soo baxay Al-shabaab ee ku biiray maamulka Koofur Galbeed ayaa lagu magacaabaa Maxamed Xasan Aadan Sandheere, iyadoona goob fagaara ah lagu gudoonsiiyay 15000 oo Dollar Mareykanka ah oo abaalmarin ahaan loo siiyay.

    Sandheere ayaa markii isku soo dhiibaayay laamaha amniga ee Koofur Galbeed watay Gaari nuuca dagaalka ah oo uu ku rakiban yahay Qoriga Dhashiikaha la yiraahdo.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 27,672,312 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014