December 10 2018 05:46:58
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Kulamo looga hadlayo fatahaada iyo abaaraha soo noq noqday ee Soomaaliya ragaadiyay oo ka dhacay Nairobi......................
    News  wararka New Page 1
    Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa waxaa ka soconaya kulan looga hadlayo Arrimaha Fatahaada iyo Abaaraha soo noq noqday ee Soomaaliya ragaadiyay.

    Kulamadaan ka soconaaya magaalada Nairobi ayaa xooga lugu saaray sidii deg deg wax looga qaban lahaa dadkii saameynta u gaysatay fatahaada Wabiga Shabeelle.

    Waxaana ay isku raaceen Madaxda Dowladda Soomaaliya ee Shirka ka qeybgalayo, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Baanka Aduunka in si deg deg ah in gurmad loogu fidayo dadka ka barakacay Magaalooyinka fatahaada uu Wabigu ka gaystay.

    Dhinaca kale waxaa diirada la saaray amba qaadka wajiga labaad ee qorshaha dib u kabashada u adkeysiga Abaaraha iyadoo layla gartay der dergalinta Mashaariicda dib u kabashada, waxaana la noolaynayaa ilaha kala ah Waxsaarka sida kaluumeysiga Beeraha, Xoolaha,Biyaha, Tamarta iyo qodab kale kuwaas oo ku baxayo dhaqaaale fara-badan.

    Kulanka ayaa la rajeynayaa in ugu dambeyn laysku raaco qodob la-fulin karo Shanta Sano ee socda si Soomaaliya ay u sameeyso dib u kabasho ballaaran.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,902,449 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014