May 27 2018 05:12:18
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Kenya oo markii ugu horeysay tijaabisay Dayax Gacmeed, Dayaxgacmeedkan waxa uu ka duulay xarun ku taal Tokyo.....................................
    News  wararka New Page 1
    Kumanaan dad ah ayaa isugu soo uruuray jaamacadda Nairobi si ay u daawadaan munaasabad dalka Japan ka dhacaysay oo xarigga looga jarayay dayax gacmeed maxalli ah oo lagu sameeyay gudaha kenya.

    Saaynisyahano Kenyan ah, khuburro ka socotay dalka Japan, ardey iyo marti kale ayaa ku sugnaa jaamacadda oo maanta si toos ah u daawanayay tallaabadan taariikhiga u ah dalka kenya Samaynta dayax gacmeedkani waxaa Kenya ka caawisay dowladda Japan oo maalgelisay mashruuca, waxaana lagu sheegay baaxaddiisa 10 sentiimiitar oo afar gees ah.

    Dowladda Japan ayaa bixisay 1 milyan oo doolar oo lagu sameeyay dayax gacmeedka balse waxaa gacanta ku haysay hagaajintiisa Kenya Dayax gacmeedkan ayaa Kenya ka caawin doona arrimaha beeraha iyo la socodka dhaqdhaqaaqa xebeehda.

    Waxaana dayax gacmeedkani oo loogu magacdaray Nano hawada u dirtay waaxda caalamiga ah ee JAXA ee dalka Japan sacaaddu markay ahayd 2-dii duhurnimo Waxa ay arrintani Kenya ka dhigaysaa inay ka mid noqoto 6 dal oo qaarada Afrika ku yaalla oo dayax gacmeed hawada sare u diray.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.05 seconds 25,665,009 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014