May 27 2018 05:18:43
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Dag dag ah:---- daadad Hor leh oo ku soo rogmay Magaalada Beledweyne ee Caasimada Gobolka Hiiraan......................
    News  wararka New Page 1

    Labo ruux ayaa ku geeriyootay toban kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii ay la rogmatay cagaf-cafaf ay saarnaayeen oo maraysay gudaha magaalada Beledweyne.

    Dadka saarnaa cagafta oo gaarayay illaa konton ruux ayaa inta badan laga badbaadiyay iyagoo dadkan ku dhacay biyaha wabiga oo xoog ku socda.

    Cagafyada ayaa ah kuwo geli kara magaalada Beledweyne oo awood u leh inay ka soo dhex saaraan dadka ku jira iyadoo dadka qaarkii ay dib ugu laabanayaan guryahooda si ay u ilaaliyaan hantida aan la qaadi karin ee guryaha ku dhex jirta.

    Fatahaada wabiga Shabelle uu ka sameynayo magaalada Beledweyne ayaa korortay kadib markii maalmihii la soo dhaafay laga dareemayay hoos u dhac biyaha wabiga.

    Ma aha markii ugu horeysay ee biyaha dhexdooda shil uu ka dhaco ayna rogmato iyadoo hore dhowr jeer ay ku rogmatay cagaf balse waa markii ugu horeysay ee ay dad ku dhintaan.

    Inta badan dadkii ku noolaa magaalada Beledweyne ayaa haatan deegaan ka dhigtey duleedka magaalada ee dhinaca Galbeed iyo weliba dhinaca Bari.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.06 seconds 25,665,088 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014