October 23 2018 03:41:11
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Dag Dag ah Muqdisho:-Kooxo hubeysan ayaa goor dhow ku dilay wiil dhalinyaro ah oo la sheegay in uu ka mid ahaa dadka degaanka.
    News  wararka New Page 1
    Sidda ay xaqiijiyeen dadka degmada Dharkeenley Kooxo hubeysan ayaa goor dhow halkaasi ku dilay wiil dhalinyaro ah oo la sheegay in uu ka mid ahaa dadka degaanka.

    Dilka ayaa ka dhacay xaafada Suuq yaraha ee Degmada Dharkeenley, waxaana dilkiisa loo adeegsaday Bistoolad Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in kooxaha hubaysan ay ka dhaceen taleefoonkiisa gacanta,ka dib markii ay dileen.

    Wiilka la dilay oo la murmay dableyda, islamarkaana diiday inuu dhiibo taleefoonkiisa gacanta, ayaa ugu dambeyn taasi waxa ay sababtay in xabado ay ku dhuftaan dableyda, kadibna ay ka qaataan taleefoonkiisa gacanta Kooxihii hubaysnaa ayaa meeshaasi ka baxsaday, waxayna horay u sii qaateen taleefoonkii uu watay marxuumka ay dileen.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,060,945 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014