May 27 2018 05:15:26
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dowlada Soomaaliya oo hal danjire u magacaawday laba dal oo Afrika ah...................................
    News  wararka New Page 1
    Dowlada Soomaaliya ayaa laba dal oo ku yaala qaaradaan Afrika u magacaawday hal Danjire oo ah Ambassador Jamaal Maxamed Barrow oo horay u ahaa Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Koofur Afrika oo isaga xilkaas haya hadane loo magacaabay danjiraha Soomaaliya ee dalka Zimbabwe.

    Madaxweynaha dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa Ambassador Jamaal ka gudoomay waraaqaha safiirnimo ee dlkaasi, wuxuuna sidaasi ku noqonayaa Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalalka Koofur Afrika iyo Zimbabwe.

    Dalka Koofur Afrika ayaa ka mid ah dalalka ay ku dhibaateysan yihiin Soomaali badan kuwaas oo wadankaasi lagu wax yeeleeyo, inta badana aysan jirin cid wax ka qabata dhibaatooyinka ay la kulmayaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 1.61 seconds 25,665,043 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014