May 27 2018 05:17:49
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Labada danjire ee Falastiin iyo Israa`iil u fadhiya Q.M oo yeeshay kulan ay isku canaanayeen.................
    News  wararka New Page 1
    Labada ergo ee Falastiin iyo Israa`iil u fadhiya Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan ka yeesheen xaalada cakiran ee ka taagan magaalada Barakeysan ee Gaza.

    Labada xubnood ayaa isdhaafsaday hadalo kulul, warqad uu ergeyga Falastiin u gudbiyay gollaha ammaanka waxa uu ku cambaareeyay falalkii gumaadka ahaa ee ciidamada Yuhuuda ay u geysteen shacabka reer Falastiin.

    Ergaga Falastiin ee Qaramada Midoobey ayaa waxa ka dhacay Gaza ku tilmaamay xasuuq ba’an oo Israa’iil ay ka geysatay marinka Qaza.

    Balse ergeyga Israa’iil ayaa sheegay in wixii ka dhacay xadka aysan ahayn oo keliya dibadbaxyo balse ay ahaayeen mudaharaad rabshado watay.

    Marinka Qaza qoysaska ayaa waxa ay aasanayeen tobonnaan qof oo ay Israa’iil toogasho ku dishay kaddib mudaharaadyo ka dhacay xadka magaalada Barakeysan ee Gaza.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.05 seconds 25,665,078 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014