May 27 2018 05:11:42
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War cusub:--Qaramada midoobay oo Waqti dheeraad ah ugu dartay Ciidamada AMISON ee Ka Jooga Wadanka Somaliya.................
    News  wararka New Page 1
    Go’aan shalay kasoo baxay Golaha Amaanka ee QM ayaa lagu kordhiyay Waqtiga Howlgalka Nabad ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya AMISOM Golaha oo shalay muddo kordhinta sameeyay ayaa muddada AMISOM gaarsiiyay ilaa 31-ka Julaay ee Sanadkaan.

    Dhanka kale War Kasoo baxay Golaha Amaanka ayaa lagu sheegay in warbixinno ka hadlaya Ciidamada AMISOM Golaha la horkeeni dooni Bisha June 15-keeda, Warbixinadaasna Go’aan lagu gaari doono.

    Ciidamada Amisom ayaa hadda Tiradooda lagu sheegaa 20,600 kuwaa oo ka socda dhowr Dal oo ku yaalla Qaaraddan Afrika gaar ahaan dhankeeda Bari AMISOM ayaa waxaa lagu wadaa in Gabi ahanba ay dalka isaga baxdo Sanadka 2020, waxa uuna bilaawday qorsha bixinta Ciidamadaa Sanadkii hore ee 2017-kii oo Soomaaliya laga Saaray 1,000 Askari oo katirsan Ciidamadda.

    Howgalkan ayaa Soomaaliya ka bilaawday Sanadkii 2007-dii, Dadka amaanka falanqeeya ayaa ku dhaliila Howlgalka in uusan gaarin yoolkii loo keenay AMISOM.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.04 seconds 25,664,999 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014