June 24 2018 07:33:03
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    war dag dag ah:-Mid ka mid shaqaalaha Golaha shacabka oo caawa lagu dilay Muqdisho...............................
    News  wararka New Page 1
    Rag hubeysan ayaa maqribnimadii caawa rasaas ku furtay gaari marayay Waaxda Horseed ee degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho waxay rasaastaas ku dhintay Cumar Dalxa Maxamuud oo ka mid ahaa shaqaalaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan qeybta Qasnajiga, sidoo kale waxaa dhaawac uu soo gaaray Cali C/laahi Cabdi oo la socday.

    Waxaa weerarkaas ka badbaaday Haweeney iyo Darwalka gaariga kaxeynayay Dhanka kale warar kale oo ka imaanaya isgoyska Maana-booliyo ee degmada Shibis ayaa sheegaya in halkaas sidoo kale lagu dilay Askari ka tirsanaa ciidamada ilaalada wadooyinka.

    Maalmihii dambe ayaa magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay weeraro iyo dilal qorsheysan oo inta badan mas’uuliyadooda ay sheeganayeen kooxda Al-shabaab.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 26,339,655 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014