June 24 2018 07:38:59
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay dil loo geystay mid kamid shaqaalaha Golaha Shacabka..........................
    News  wararka New Page 1
    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay dil caawa maqribkii loo geystay Allaha ha u naxriistee Marxuum Cumar Dalxa oo maanta gacan ka xaq daran ay ku dishay Magaalada Muqdisho.

    Allaha ha u naxriistee Cumar oo ka mid ahaa Hawlwadeenada Golaha Shacabka ayaa caawa kooxo hubeysan ay ku dileyn aga gaarka wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho.

    “waxaana Alle ka baryayaa in Janatul Fardowso uu ka waraabiyo, kitaabkiisa gacanta midig Allaha haka siiyo Anaga iyo guud ahaan qoyskiisaba samir iyo iimaan Allaha hanaga wada siiyo Sidoo kale waxaan Caafimaad deg deg ah u rajeynayaa Cali Dheere oo marxuumka la socday dhaawacna uusoo gaaray” ayuu yiri Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

    Waxaan rajeyneynaa in kuwii ka dambeeyay dilka xaq darada ah ee loo geystay Marxuum Cumar laamaha amaanka ay gacanta kusoo dhigi doonaan islamarkaana cadaalada la hor keeni doono.

    Tan iyo markii ay curatay bishaan barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa sii kordhay dilalka iyo weerarada ka dhaca magaalada Muqdisho, iyadoona laamaha amaanka aysan wali ka hadlin dilalka iyo weerarada ka dhaca magaalada.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.06 seconds 26,339,789 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014