December 10 2018 03:54:27
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Madaxweyne Axmed Madoobe Axmed Maxamed Islam “Axmed Madoobe” oo markii ugu horeysay ka hadlay Dagaalka Tukaraq....................
    News  wararka New Page 1
    Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hadlay xiisadda colaadeed ee Somaliland iyo Puntland ku dhexmaraysa degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

    Madaxweynaha waxa uu sheegay inuu aad uga xunyahay dagaalada ka dhacaya Tukaraq, isagoo xusay inaysan hadda jirin sabab uu dagaal uga dhaco Tukaraq, kaliya dadka waxyeelada kasoo gaareysana ay tahay dadka shacabka ah ee degan halkaasi.

    Waxa uu tilmaamay Axmed Madoobe in markastaba ay haboon tahay in xalka halka uu jiro laga doono inta uu dhici lahaa gacan ka hadal, waxa uuna ugu baaqay masuuliyiinta labada maamul iyo waxgaradka kasoo jeeda Tukaraq ay xiisaddan colaadeed ay xal ka gaaraan.

    Hadalka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islam “Axmed Madoobe” ayaa kusoo aadaya xilli dhowr jeer oo hore ay dagaalo ku dhexmareen ciidamada maamulada Somaliland iyo Puntland degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,dagaalkaas oo ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,900,703 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014