November 20 2018 23:51:19
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Gudoomiyihii hore ee Qoryooleey oo maanta lagu dilay Qarax ka dhacay Sh/ Hoose....................................
    News  wararka New Page 1
    Gudoomiyihii hore ee Degmadda Qorleey, Gobolka Shabeelaha hoose Cusmaan Sheekh Cali Buraale ayaa maanta Qarax miino lagula beegsay Degmadda Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose, sida uu Idaacadda kulmiye u xaqiijiyay Gudoomiyaha Baraawe.

    Aadan Cumar madoobe ayaa Kulmiye u sheegay in Cusmaan Sheekh Cali gaari uu watay ay miino ku qabsatay gudaha Degmadda Baraawe islamarkaan uu halkaas ku geeriyooday saacadihii hore ee Sabiga.

    Gudoomiye Aadan waxaa uu sidoo kale sheegay in isla saakay la aasay gudoomiyihii hore ee Qorlooleey oo Qaraxa ku dhintay.

    Lama ogo in Qaxu uu ahaa mid loogu talo galay Cusmaan Sheekh Cali Buraale iyo in uu u qabsaday si shil ah.

    Al-shabaab ayaa lagu yaqaanaa Miinooyinka dhulka lagu aaso iyo beegsiga saraakisha Dowladda ama dadka Dowladda lasoo shaqeeyay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,485,853 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014